HomeWararkaDAAWO;-Maayarka Caasimada Oo Bulshada Xaafadaha Hargaysa la Yeeshay Kulan Lagaga Tashanayo Mashariicaha...

DAAWO;-Maayarka Caasimada Oo Bulshada Xaafadaha Hargaysa la Yeeshay Kulan Lagaga Tashanayo Mashariicaha Horumarineed Ee Sannadka 2021

:

Maayarka Caasimada Hargaysa cabdiraxmaan maxamuud caydiid “soltelco”ayaa qaybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan Xaafadaha degmooyinka caasimada Hargaysa la Yeeshay Kulan Lagaga wada Tashanayo Mashariicaha Horumarineed Ee Sannadka 2021 iyo sidii loogu dari lahaa baahiyaha aas aasiga ee ka jira degmooyinka caasimada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments