Haldoornews.com
Xoghayihii Guud Ee Xisbiga UCID Oo Is Casilay
January 5, 2021 - Written by admin
Home 
    

Xoghayihii guud ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID  Axmed Xirsi Ducaale, ayaa maanta shaaciyay inuu iska casilay xilkii iyo xubinnimadii xisbigaasi uu ka hayay.

Sababta keentay inuu iska casilo xilkii uu hayay ayuu xoghayihii hore ee UCID ku tilmaamay khilaaf soo kala dhex galay isaga iyo guddoomiyaha xisbigaasi Eng. Faysal Cali Waraabe.

 

 

 

COMMENTS
Wararka