Maareeyaha Wakaaladda Horumarinta Waddooyinka Somaliland Eng. Mawliid Nuux Ibraahim ayaa Madaxweynaha iyo Waftigii uu Hogaaminayay ee safarka muddooyinkan ku marayay Gobollada dalka uga war bixiyey dhismaha Jidka isku xidha Degmooyinka Arabsiyo iyo Allaybaday oo ay Wakaaladda Horumarinta Waddooyinka Somaliland Hirgalinayso.
Bulshotv – apps on google play – https://bit.ly/3gKGW4z
Follow bulsho television 24 hours news update channel
https://www.facebook.com/BulshoNewsTv
https://twitter.com/bulshotvnews
visit latest news Blogger https://tvbulsho.blogspot.com
All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: https://bit.ly/3d2Q7Ls