HomeWararka22, 2021 DAAWO;-Maamulka Cusub Ee Degmada Agabar Oo Xilkii Kala Wareegay Maamulkii...

22, 2021 DAAWO;-Maamulka Cusub Ee Degmada Agabar Oo Xilkii Kala Wareegay Maamulkii Hore.

Badhasaab kuxigeenka gobolka gabiley oo ay weheliyaa xubno ka socda golaha deegaanka gabiley ayaa maanta xilkii ukala wareejiyay gudoomiyaha cusub ee degmada agabar iyo gudoomiyihii hore

Sdoo kale waxaa yana xilka loo kala wareejiyay xoghayaha cusub iyo xoghayihii hore ee degmada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments