Yearly Archives: 2022

Haayada Caafimaadka Aduunka WHO iyo wasaarada Caafimaadka Ethiopia oo Beeniyey in Xumada ku Dhacday Dadka Somaliland ay tahay Dengue Fever.

Adis-abab(Haldoor News):-Khubaro caafimaad oo ka tirsan haayadda WHO iyo wasaaradda caafimaadka ee dalka Ethiopia oo kaashanaya xafiiska caafimaadka dawlad deegaanka Soomaalida Ethiopia ayaa xaqiijiyay...

Labada gabdhood oo Soomaali ah kusoo baxay doorashadii Golaha Sharci-dejirnta ee gobolka Maine

Washington — Gobolka Maine waxaa Aqalka Sharcidejinta kusoo baxay laba gabdhood oo Soomaali ah, kuwaas oo kala ah Deeqa Dhalac iyo Maana Cabdi, kuwaas...

Urur Siyaasadeedka DALJIR oo Dacwad ka Gudbiyey Natiijada ka soo Baxday Gudida Diwaan galinta…Daawo

Urur Siyaasadeedka DALJIR oo Dacwad ka Gudbiyey Natiijada ka soo Baxday Gudida Diwaan galinta...Daawo

Shirkada ka Dhisan Imaaraadka Carabta ayaa ka samaynaysa warshadd Aaga Cashuuraha ka Caagan ee Magaalada Berbera.

Dubia 8-11-2011 Salaasa (Haldoor News):-Shirkadda DP World ayaa heshiis kiro iyo wada shaqayn ah la saxeexatay shirkadda IFFCO oo fadhigeedu yahay dalka Imaaraadka Carabta...

Golaha Guurtida oo hakiyey xeer Muran ka dhex dhaliyey golahaasi…Daawo

Golaha Guurtida oo hakiyey xeer Muran ka dhex dhaliyey golahaasi...Daawo

Xukuumada Madaxwayne Biixi oo ka Caydhisay Radio Hargaysa Culumo badan ka Hawl-galaayay .

Xukuumada Madaxwayne Biixi oo ka Caydhisay Radio Hargaysa Culumo badan ka Hawl-galaayay .

Dowladda Soomaaliya oo mamnuucday in Alshabaab loogu yeero magac aan ahayn Khawaarij

Isniin, November, 7, 2022 (Haldoor News) - Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta ee dowladda Soomaaliya ayaa awaamiir cusub oo ay soo saartay ku sheegtay...

Ma Dhabaa in Dawlada Maraykanku ay Dhaqaale ku Taageeri Doonto Urur Siyaasadeedka Dr Gaboose…Daawo

Ma Dhabaa in Dawlada Maraykanku ay Dhaqaale ku Taageeri Doonto Urur Siyaasadeedka Dr Gaboose...Daawo

Wasiirka Warfaafintu Muxuu kaga Jawaabay in Faalada TV Qaranka lagu Aflagaadeeyo Asxaabta Mucaaradka…Daawo

Wasiirka Warfaafintu Muxuu kaga Jawaabay in Faalada TV Qaranka lagu Aflagaadeeyo Asxaabta Mucaaradka...Daawo

Gudida Diwaan galinta ururada iyo Asxaabta Siyaasada oo ku dhawaaqay Natiijada Ururada soo Baxay ..Daawo

Gudida Diwaan galinta ururada iyo Asxaabta Siyaasada oo ku dhawaaqay Natiijada Ururada soo Baxay ..Daawo
- Advertisment -
Google search engine

Most Read