Haldoornews.com
Xukuumada Madaxwayne Biixi oo ku dhawaaqday War ku Saabsan Doorashada Ururada iyo Asxaabta Siyaasada…Daawo
November 1, 2022 - Written by admin

Hargeysa(Haldoor News):- Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Maanta Shir jaraaid ku qabtay xarunta wasaarada ayaa sheegay in xukuumadu ay u diyaar garowday qabashada doorashada Ururada Xataa hadii beesha caalamku aanay garab ku siin xukuumad ahaan.

Hoos ka Daawo Shirkii Jaraaid.

COMMENTS
Wararka