|
|
||||
|
Haldoornews.com
Djibouti iyo Kenya oo cambaareeyey qaraxyadii ka dhacay Muqdisho
October 31, 2022 - Written by adminDawladaha Djibouti iyo Kenya ayaa si adag uga hadlay weeraradii dadka badani ku dhinteen ee ka dhacay magaalada Muqdisho. Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si adag u cambaareeyey weeraradaas, sida uu Djibouti ka soo diray weriyaha VOA Ramadan Musa.
COMMENTS
|
Wararka
|
|||