Haldoornews.com
Gudoomiyihii Talefishanka Horyaal Tv Wariye Maxamed Cisman Mire(Sayid) oo ku Geeriyooday Addis-ababa.
October 22, 2022 - Written by admin

Addis-ababa(Haldoornews):-Illaahay ha u Naxariistee waxaa Addis-abab ku geeriyooday Wariye Mohamed Osman Mire Sayid, ahaana gudoomiyihii Talefishanka Horyaal Tv.
Geeriye Wariye Sayid oo ay warbaahinta ka xaqiijiyeen Bahda Horyaal Tv hoos ka daawo

COMMENTS
Wararka