|
|
||||
|
Haldoornews.com
Xukuumada Somaliland oo Joojisay Banaanbax ay Soo Codsadeen Ururada Bulshadu
September 7, 2022 - Written by adminHargeisa(Haldoor News):-Xukuumadda Somaliland ayaa joojisay ”isku soo bax” kaas oo ay hore wasaaradda arrimaha gudaha uga codsadeen bulshada rayidka ah isla markaana ka dhici lahaa beerta xorriyadda maalinta Khamiista ah.
COMMENTS
|
Wararka
|
|||