|
|
||||
|
Haldoornews.com
Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa loogu Sameeyay Sedex Dhalinyaro ah Oo Maalintii Ciidii Ku Geeriyooday Shil Gaadhi.
July 11, 2022 - Written by adminWarning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318 HARGAYSA(W,N)-Alle ha unaxariistee waxaa maanta xabaalaha baqiic aas qaran loogu sameeyay sedex dhalinyaro ah oo maalintii ciidii ku geeriyooday shil gaadhi oo ka dhacay kaantaroolka galbeed ee magaalada hargaysa Waxaana aaska sedex marxuum ka qaybgalay wasiiro xukuumada katirsan iyo madaxda haayadaha qaar. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
COMMENTS
|
Wararka
|
|||