|
|
||||
|
Haldoornews.com
Xukuumada Somaliland Oo Cashuur Dhimis USamaysay Cuntooyinka Daruuriga Ah Ee Dalka Soo Galaya!
July 4, 2022 - Written by adminWarning: Trying to access array Wasaarada maaliyada somaliland ayaa shaacisay cashuur dhimis ay usamaysay cuntooyinka daruuriga ah ee dalka soo galaya kana soo degaya dekeda berbera kaasi oo ah 10% Sidoo kale wasaarada maaliyada ayaa sheegay in cashuur dhimsta xukuumadu usamaysay cuntooyinka kala ah Bariiska, Baastada, Daqiiqda, Sonkorta iyo Saliida, tahay si shacabka looga dhigo qiimaha miciishada oo marba marka ka danbaysa kor usii kacaya HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
COMMENTS
|
Wararka
|
|||