|
|
||||
|
Haldoornews.com
Guddiga Qaban Qaabadda Doorashadda Madaxweynaha Soomaaliya Oo La Magacaabay
May 4, 2022 - Written by admin): Guddoomiyaha golaha Shacabka dawladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta magacaabay xubnaha golahaasi uga mid noqonaya guddiga qaban qaabadda doorashadda madaxweynaha.
DAAWO: Guddoomiye Aadan Madoobe Oo Arrimahaa Ka Hadlaya: Dhinaca kale guddoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi C/laahi, ayaa magacaabay xubnaha uga mid noqonaya guddiga isku dhafka ah ee ka shaqaynaya doorashada Madaxweynaha JFS. DAAWO: Cabdi Xaashi Oo Magacaabistaasi ka Hadlaya:
COMMENTS
|
Wararka
|
|||