Haldoornews.com
Jaamacadda ADMAS Oo Xaflad Sagootin ah u Qabatay Arday
August 29, 2021 - Written by admin
    

Jaamacadda ADMAS ee magaaladda Hargaysa ayaa munaasibad sagootin ah u qabatay ardayda sanadkan ka qalin jebinaysa.

Gaar ahaana ardayda dhamaysatay waxbarashadda kuliyadda cududda shaqaalaha ee sanadkan qalin jebinaya.

Munaasibadaasi waxaa ka soo qayb galay maamulka jaamacadda Admas, macalimiinta iyo ardayda wax ka barta kuliyadda cududda shaqaalaha.

 

COMMENTS
Wararka