Haldoornews.com
Maamulka Dawlada Hoose Ee Degmada Boorama Oo Fuliyay Olole Nadaafadeed!
August 12, 2021 - Written by admin
Maamulka dawlada hoose ee degmada boorama oo uu horkacayo maayarku ayaa saaka fuliyay olole lagu nadiifinayo magaalada laguna ururinayo qashinka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
Wararka