Haldoornews.com
Shaqaalaha D/Hoose Laascaanood Oo Munaasibad Sagootin ah U Sameeyay Maayarkii Hore
June 30, 2021 - Written by admin
    

Shaqaalaha dawladda hoose ee degmadda Laascaanood ayaa xaflad sagootin ah u sameeyay maayarkii hore ee magaaladaasi C/casiis Cuseen Taarwale.
Waxaana xafladaasi ka soo qayb galay shaqaale weynaha dawladda hoose ee Laaacaanood, masuuliyiin ka torsan shaqaalaha baanka Laascaanood iyo marti sharaf kale.
Munaasibadaasi ayay u jeedadeedu ahaud sagootin iyo maamuus ay shaqaalaha dawladda hoose u sameeyeen maayarkoodii hore.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

COMMENTS
Wararka