|
|
||||
|
Haldoornews.com
Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Kulan La Qaatay Maayirka Cusub Iyo Maayirkii Hore Ee Caasimadda Hargeysa
June 20, 2021 - Written by adminWasiirka Wasaraadda Arrimaha Gudaha JSL Mudane,Maxamed kaahin Axmed,ayaa kullan la qaatay Maayirka cusub iyo Maayirkii hore ee Caasimadda Hargeysa, kullan kan waxa ku wehelinayay Xoghayaha Dawlada hoose Hargaisa iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland.
COMMENTS
|
Wararka
|
|||