Waxaa maanta rasmi ah looga daah-furay magaaladda Laascaanood tallaalka xanuunka Coronavirus. Talaalka oo ay daah-furtay wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa lagu bilaabay masuuliyiinta dawladda ee gobolka Sool.