DAAWO;-Xisbiga Wadani Oo Shaaciyay Wakhtiga Kama Danbaysta Ah Ee Ay Liiska Musharixiinta Ugudbinayaan Komishanka Doorashooyinka
March 11, 2021 - Written by admin
Xoghayaha guud ee xisbiga wadani ayaa ka hadlay wakhtiga kama danbaysta ee falaylasha ka qabanayaan musharixiinta isagoo ku wargaliyay in ay ugu danbayso maalinta sabtida