DAAWO;-Xildhibaan Wali Xaawo Oo Shaaciyay In Uu Iska Casilay Xisbiga Wadani Iyo sobobta!
March 10, 2021 - Written by admin
Xildhibaan Wali Axmed Xaawo oo kamid ah xuldhibaanada golaha wakilada ee wakhtigoodu dhamaanayo ayaa sheegay in uu iska casilay xubinimadii xisbiga wadani oo uu katirsanaa/
Sidoo kale xildhibaan awali ayaa faah faahin ka bixiyay sobobta oo iskaga casilay xisbiga wadani xili doorashooyinkii dalku fooda inagu soo hayaan.
HALKAN DAAWO MUUQAALKA WARKAN;