Haldoornews.com
Agaasimaha W. Deegaanka Oo Ceel-Afweyn Ka Dhagax Dhigay Xarunta Tarminta Dhirta
March 7, 2021 - Written by admin
    Agaasimaha guud ee wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa degmadda Ceel-Afweyn ka dhagax dhigay xaruntii saddexaad ee kobcinta dhirta.

Waxaana agaasimaha guud dhagax dhigaasi ku wehelinayay maayarka degmadda Ceel-Afweyn, isku-duwaha wasaaradda deegaanka ee degmadaasi iyo masuuliyiin kale.

Waa xaruntii saddexaad oo todobaadkan laga dhagax dhigo goboladda Sanaag iyo Saraar, iyadoo laba xarumood uu hore agaasimaha guud uga dhagax dhigay Caynaba, Ceerigaabo iyo tan Ceel-Afweyn.

Waado: Warkaasi:

 

COMMENTS
Wararka