Haldoornews.com
Musharixiintii Xisbiga Ucid Ee Ku Xidhnaa Jeelka Madheera Oo Maanta Dib Uhelay Xoriyadoodii!
March 6, 2021 - Written by admin

Labadan musharax ayaa kala Raage Axmed Yuusuf oo usharaxan golaha wakiilada gobolka maroodi jeex iyo Maxamuud axmed Dhadoon(maskaram) oo usharaxan golaha deegaanka caasimada hargaysa

Musharixiinta oo ay madaxwayne biixi isku jufo hoose yihiin ayaa laga soo xidhay deegaanka garabis oo ay ku qabsanayeen duco iyadoo ay soo xidheen ciidamo ka tirsan ciidanka booliska oo  amar ka haystay sida la sheegay madaxtooyada.

 

COMMENTS
Wararka