Ururka Solja Oo Ka Hadlay Tacadi Ay Ciidanka Boolisku Kula Kaceen Wariye Hoodo Garays.
February 23, 2021 - Written by admin
Gudoomiyaha ururka suxufiyiinta Somaliland ee solja ayaa soo saaray warsaxafadeed uu kaga hadlayo xadhig iyo tacadi ay ciidanka boolisku kula kaceen saxafiyad Hoodo Garays
Sidoo kale Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja ayaa ka digay falkasta oo halis galin kara suxufiyiinta ka hawl gala Somaliland
HALKAN KA AKHRI WARSAXAFADEED URURKA SOLJA;
