|
|
||||
|
Haldoornews.com
Madaxwaynihii Hore Ee Somaliland Axmed Siilaanyo Oo u Kicitamay Wadanka Imaaraadka Carabta.
February 21, 2021 - Written by adminMadaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Gurigiisa Ku Booqday Madaxweynihii hore ee Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo Oo Maanta Dalka Imaaraadka Carabta u Dhoofay, iyadoo madaxweynuhu ku sii sagootiyey Madaarka Cigaal International Airport.
COMMENTS
|
Wararka
|
|||