Haldoornews.com
Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Oo Ka Hadlay Geerida Marxuum Suldaan Maxamed Cabdiqaadir Oo Maanta Lagu Aasay Hargaysa
February 13, 2021 - Written by admin

subeer awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi suldaan cabdiraxmaan ayaa ka hadlay geerida kutimid suldaankii guud ee beelah asomaliland suldaan maxamed cabdiqaadir oo habeenkii xalay ku geeriyooday hargaysa maantana lagu aasay

Suldaan xasan ayaa tacsi udiray qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay suldaan isagoo ka waramay taariikhdii suldaanku uu ku lahaa dhaqan iyo dhismihii Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
Wararka