|
|
||||
|
Haldoornews.com
DAAWO;-Warbixin Jidka Isku Xidha Kalabaydh Iyo Wajaale Oo Burburay Iyo Dareenka Ay Ka Bixiyeen Wadayaasha Gaadiidku.
February 12, 2021 - Written by adminJidka isku xidha magaalooyinka kalabaydh iyo wajaale ee gobolka gabiley ayaa burburtay kaasi oo maalin walba Soboba shilal iyo isku dhac gaadiidka.
Wadayaasha gaadiidka ukala goosha magaalooyinka iyo shacabka kud haqan deegaanada ayaa xukuumada madaxwayne biixi ugu baaqay in ay dhisto wadadan oo halis badan ku haysa dad iyo hantiba.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
COMMENTS
|
Wararka
|
|||