Xukuumada Oo Xabsiga Madheera Udhaadhicisay Labadii Musharax Ee Xisbiga Ucid Iyo Waxgaradka Beeshooda Oo Madaxwayne Biixi Fariin Culus Udiray!
February 10, 2021 - Written by admin
Gudoomiyaha xisbiga ucid oo ka hadlay xadhiga laba musharax oo katirsaa xisbigiisa oo ay xukuumada madaxwayne biixi xdhay ayaa luuqad adag kula madaxwayne bixi oo isagu xadhiga labadan musharax ka danbeeyay islamarkaana ay isku jufo hoose yihiin.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;