Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Wado Laami Ah Markii Uhoraysay Ka Hirgalisay Magaalada Allaybaday. ALLAYBADAY(W,N)-Maayarka magaalada gabiley iyo
January 28, 2021 - Written by admin
ALLAYBADAY(W,N)-Maayarka magaalada gabiley iyo maayar kuxigeenkiiisa iyo xubno kale oo katirsan dawlada hoose ee degmada gabiley ayaa manta booqday degmada Allay baday oo ay ka socoto dhismaha wado laami ah oo ay hirgalinayso dawlada hoose ee degmada Gabiley.


