Booliska Hindiya ayaa xabsiga u taxaabay nin 46 sano jir ah oo xaaskiisa u dilay sababta ay cuntada ugu badisay cusbada.
Sarkaal boolis ah oo lagu magacaabo Milind Desai ayaa BBC-da u sheegay: โ€œin Nikesh Gag, oo ka mid ah shaqaalaha bangiga Thane, oo ku yaalla magaalada Mumbai ee galbeedka Hindiya, uu caro darteed u ceenjiyay xaaskiisa Nirmala oo 40 jir ah ka dib markii ay cusbo ku badisay cuntada.
Eedeysanaha ayaa markii dambe isku soo dhiibay Saldhigga Boliska, wuxuuna Booliska u sheegay inuu qabo Xanuunka Dhiig-karka.
Qoyska gabadha ayaa booliiska u sheegay in eedeysanaha iyo xaaskiisa ay muddo ka doodayeen โ€œarrimaha qoyskoodaโ€.
bbc

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *