Maayirka Magaalada Burco Cabdirisaaq Hero ayaa Xabsiga Kasii Daayay 45 Qof oo loo haysto daymo kuwaas oo kujiray Xabsiga burco, oo awoodi kariwaayay inay iska bixiyaa. Daynta loo haystay.

Dadkaas oo 34 kamida dhalinyaro ahaayeen ayay maamulka dawlada hoose kabixiyeen Daymihii loo haystay maalintii Ciida kahoreysay si ay ula ciidaan eheladooda

Xigasho: Xabiib Cige.

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *